Xog la xariirta fulinta Weerar halis ah ay qorsheenayaan Al Shabaab oo la shaaciyay

Dowlada Mareykanka ayaa shaacisay xog la xariira in dagaalyahanada Al Shabaab qorsheenayaan weeraro ka dhan ah diyaaradaha rayidka ee isticmaala hawada Kenya iyo kuwa ka degaya garoomada dalkaasi. Maamulka Duulista Hawada ee Federaalka Mareykanka ee loosoo gaabiyo magaceeda (FAA) ayaa dowlada Kenya la wadaagtay digniin la xiriirta in Al Shabaab qorsheenayaan in weeraraan diyaaradaha Kenya … Continue reading Xog la xariirta fulinta Weerar halis ah ay qorsheenayaan Al Shabaab oo la shaaciyay